Qeexid

" Orgi ama wan la dhufaanay. "

Qeexid Kale

Roob aan xoog lahayn.

Qeexid Xigta

Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine