Qeexid
"Gacanta faraheeda oo duuban oo hoos wax loogu dhufto. ld tumburyo."
"Gacanta faraheeda oo duuban oo hoos wax loogu dhufto. ld tumburyo."
Wadaag:
Wax tumburo ku dhufasho. ld tumburyee.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Wax meel isugu geysasho.
(f.mg) Wax meel isugu imaasho.
Timaha tuurid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
(kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
mu.we.dh
Wadaag:
(f.g) Bir qalab ka samaysasho.
(f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho.
(f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.
f.g
-untay, -umatay
Wadaag: