Qeexid
"(-nno, m.dh) Rubuc laba loo dhigay meel; fallar."
"(-nno, m.dh) Rubuc laba loo dhigay meel; fallar."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.
m.l
Wadaag:
(kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
mu.we.dh
Wadaag:
(f.g) Bir qalab ka samaysasho.
(f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho.
(f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.
f.g
-untay, -umatay
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Waran, mindi iwm iyadoo daabka la haysto qof ku mudid.
f.g1
Wadaag:
Wax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm).
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
Orgi ama wan la dhufaanay.
Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo.
Roob aan xoog lahayn.
m.l
Wadaag: