Qeexid

"(f.g) Bir qalab ka samaysasho."

Qeexid Kale

(f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive