Qeexid
Luqunta dhabarkeeda; jeegada hoosteeda.
Luqunta dhabarkeeda; jeegada hoosteeda.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Qeexid: Badar iwm buushe ka saarid.
Qeexid Xigta: Cid ul la dhicid.
Qeexid Kale: Wan dhufaanid. 4. Sacab t.: sacab isku garaacid. 5. U sacab t.: cid ballan ka qaadid ama taageerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-hmay, -huntay; -hmi) Ku t.: fal inuu dhacay malayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Shaki; male; bidaal; dareen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: tu'sasho m.f.dh eeg tu'so.
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: tu'so f.g3 Awr fadhiisisasho.
Qeexid: tu'in m.f.dh eeg tu'i. ld ju'in, tu'is, tujin.
Qeexid: tu'is m.l ld tu'in.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: tu'i f.g2 Awr fadhiisin. ld ju'i, tuji.
mu.ac.dh
Qeexid: (kuwo, w) Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaamaya; mid. Tus. “Tu wanaagsan baan ku toosay”.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
ac - aan cayinnayn (indefinite) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: tu' m.dh 1. Cudur xoolaha ku dhaca. 2. ld tuu.
m.dh.w
Qeexid: eeg teneg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l.t
Qeexid: (-nno, m.dh) Rubuc laba loo dhigay meel; fallar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Qeexid: (-iiyay, iisay) Ku t.: ku tumasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) ld tarjun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax badan meel isugu keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (c.fal.) Jidka ay maraan walxaha samaddu marka ay dulalaatiga dhex jiirayaan iyadoo loo fiirinayo bar la doortay. Tubta dhulku waa jidka uu maro dhulku marka uu ku meereysanayo qorraxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Dhabbe; waddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Cid wax farta ugu fiiqid.
Qeexid Xigta: Is t.: laba qof isu keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: (f.g) Wax afka ku jira dibad u soo saarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku t.: cid u ducayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]