Qeexid
Tabar darro cid lagu dareemay oo lagu haadsado.
Tabar darro cid lagu dareemay oo lagu haadsado.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld tunjileecsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid tabardaran maagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tunjileecso. ld tunjileecsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Adkaan la'aan; fudayd; debec.
Qeexid Xigta: Karti iyo awood-darro cid ka muuqata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Raxmad iyo debecsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan.
Qeexid Xigta: ld beerjilcanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]