Qeexid

"Naxariis cid loo galo. ld turniimo, turniin, turniinsho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga turaal oo kali ah:
  • Turaale, Axdiga KMG ee Somaaliya wuxuu qorayaa “ Shareecada Islaamku waa iney noqotaa saldhiga asaasiga ah ee qawaaniinta dalka” (8:2).