Qeexid
ld turunturree
[-reeyay, -raysay]
f.g2ld turunturree
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eesay
Qeexid: Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld turunturrayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: ld turunturree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld turunturrayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Qof socda hore u ridid. ld turaanturree, turaanturyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld turunturrayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: ld taraanturree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg taraanturree. ld taraanturyayn, turaanturyayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Naxariis cid loo galo. ld turniimo, turniin, turniinsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Carro laga soo qaado shiikh la qaddariyo xabaashiisa si barako looga helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Wax kasta oo socod, hawl iwm xanniba oo ay la socon waayaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: Wax ordaya ama soconaya turaanturro u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld taraanturrayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]