Qeexid
"ld turunturree."
[-yeeyay, -yeysay]
turaanturye eeyay
turaanturye eysay
f.g2"ld turunturree."
Wadaag:
Wax tuuryo isdaba joog ah la dhicid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.
f.g2
-eeyay, -eesay
Wadaag:
Carro laga soo qaado shiikh la qaddariyo xabaashiisa si barako looga helo.
m.dh
Wadaag:
Naxariis cid loo galo. ld turniimo, turniin, turniinsho.
m.l
Wadaag:
Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.
m.dh
Wadaag:
eeg taraanturree. ld taraanturyayn, turaanturyayn.
m.f.dh
Wadaag: