"T. ah: wax ama qof si toos ah oo aan dhaqaaq lahayn u taagan."
Wadaag:
Wax, si toos ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn u taagan ahaansho.
f.g4
-gnaa, -gnayd
eeg turmaagan. ld turmaagnaansho.
m.f.dh
/dh ld turmaagnaan.
m.l
U tur: cid u naxariisasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Cudur sababa adkaanta addimaha.
ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.