Qeexid
"Wax, si toos ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn u taagan ahaansho."
[-gnaa, -gnayd]
turmaagan naa
turmaagan nayd
f.g4"Wax, si toos ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn u taagan ahaansho."
Wadaag:
T. ah: wax ama qof si toos ah oo aan dhaqaaq lahayn u taagan.
m.l.kh
Wadaag:
Wax la togay ahaansho.
Wax ama qof aan socon ahansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax dambas lagu duugay ahaansho (dab).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(tiirotaagan, m.l) (jool.) Kolon didib ah oo ay biyo ku sameeyeen dedka god, oo uu ku jiro milan-didibeed saqafka ka soo da'ya.
m.l
Wadaag: