Qeexid
"Maro midab leh oo sariiraha lagu goglo ama la huwado."
"Maro midab leh oo sariiraha lagu goglo ama la huwado."
Wadaag:
Wax sheegidda si cad oo aan qaris lahayn wax loo sheego.
m.dh
Wadaag:
Qalab bir, caag iwm ka samaysan oo inta ogsijiin, gaas iwm lagu shubo sigaarka lagu shito, walaacad.
Weynaanta cod.
Xajmiga iyo weynaanta qof leeyahay.
m.dh
Wadaag:
Naxariis cid loo galo. ld turniimo, turniin, turniinsho.
m.l
Wadaag:
Carro laga soo qaado shiikh la qaddariyo xabaashiisa si barako looga helo.
m.dh
Wadaag: