Qeexid

"Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga turub oo kali ah:
  • Kooxo hubeysan oo Xalay weeraray dhalinyaro turub ku ciyaareysay Degmada Shibis ee Muqdisho.
  • "Goobta waxaa lagu ciyaari jiray turub..