Qeexid
Xiddig-badeed.
Xiddig-badeed.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (muus.) Bigil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Buur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld tiric.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Muruq.
Qeexid Xigta: Meel taag ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rbay, -rubtay; -rbi) Turub cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Murqo waaweyn oo dadku yeesho.
Qeexid Xigta: Tolmo halhalluuq ah oo foolxun.
Qeexid Kale: ld turqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rqay, -ruqday; -rqi) Qalab af fiiqan wax ku mudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld turunturrayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Cid socota hore u dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Qof socda hore u ridid. ld turaanturree, turaanturyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg turunturroo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg turunturree. ld turaanturrayn, turaanturro, turaanturyayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]