Qeexid
"Cid socota hore u dhicid."
[-ooday, -ootay]
turunturro oday
turunturro otay
f.mg3"Cid socota hore u dhicid."
Wadaag:
Qof socda hore u ridid. ld turaanturree, turaanturyee.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
eeg turunturree. ld turaanturrayn, turaanturro, turaanturyayn.
m.f.dh
Wadaag:
(-rqay, -ruqday; -rqi) Qalab af fiiqan wax ku mudid.
f.mg1
Wadaag:
Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.
m.l
Wadaag:
Murqo waaweyn oo dadku yeesho.
Tolmo halhalluuq ah oo foolxun.
ld turqid.
m.l
Wadaag: