Qeexid
"(-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku salaysan korodhka tirada borotonnada si loo arko xiriirka dhaqanka kiimikaad ee ka dhexeeya curiyeyaasha."
"(-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku salaysan korodhka tirada borotonnada si loo arko xiriirka dhaqanka kiimikaad ee ka dhexeeya curiyeyaasha."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Habka ay curiyayaasha kiimikadeed ay u nidamsan-yihiin.
m.l
Wadaag:
Rabitaan iyo qaddarin qoto dheer oo cid loo hayo. ld kalgacayl.
m.l
Wadaag:
Cid talo u jeedin.
Cid wax uga digid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Cid taageero u fidin ama wax tarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: