Qeexid

"ld tusaale."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tusaalo oo kali ah:
  • Hadaba si ay u fududaato isticmaalka dhiraandhirintu aynu soo qaadano tusaalooyin faro badan oo ku saabsan xisaabtan aadka muhiimka u ah.
  • Isaguna wuu isa sii muujinayay oo hadba bixinayay tusaalooyin mowduuca la xiriira, sidii macallin takhasus gaar ah u leh maaddada oo kale.