Qeexid
Wax la tusmeeyay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax la tusmeeyay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg tusmaysan. ld tusmaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tusmee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax asmalagu gamay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld tusmaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la sumeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Wax la sameeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la sameeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax iin leh ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Qof wax aaminsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax aad u ordaaya ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aad u raran ahaansho (gaadiid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax xurmo leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax farxad, fudayd iyo firfircooni dareensan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hab reer miyigu u dego meel cusub.
Qeexid Xigta: Calaamad la dhigo meel la degi rabo.
Qeexid Kale: Taxanaha cinwaanada buug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld ru maysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax kolmo loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la xakameeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax ebyan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax tusmo u yeelid.
Qeexid Xigta: Buug tusmo u samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]