Qeexid
"ld tuudin."
"ld tuudin."
Wadaag:
Hal la rabo in la ogaado in ay rimantahay foori ugu yeerid.
Laf heen ka bixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(c.nafl.) Wejiga garaaca wadnaha, marka caloolyarooyinka wadnuhu isku soo ururaan si ay dhiigga ugu tuuraan halbowlayaasha.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax gacanta ku gamid.
(f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: