Qeexid

"(tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuug oo kali ah:
  • Hantidii qaranka ayuu ninba meel kaga soo wareegay oo qabcadiisii wadanka fujistay dadweynuhuna wali waxay sugayaan inay so da’do daruur mar hore kala yaacday Xeeladuhu way badan yihiin tuugnimaduna waa hal mid ah.
  • Gabadha yar ee lasoo xaday ayaa lagu magacaaba Caasha Maxamed Xasan oo si tuugnimo ah looga keenay Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkar ee Dowladda Puntland.