Qeexid
"(tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay."
"(tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay."
Wadaag:
Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo.
Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda.
Koox wax xaddo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax gacanta ku gamid.
(f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Hal la rabo in la ogaado in ay rimantahay foori ugu yeerid.
Laf heen ka bixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: