Qeexid

"Tuug ahaansho. ld tuugannimo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuugnimo oo kali ah:
  • Gabadha yar ee lasoo xaday ayaa lagu magacaaba Caasha Maxamed Xasan oo si tuugnimo ah looga keenay Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkar ee Dowladda Puntland.