Qeexid

"Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo."

Qeexid Kale

Koox wax xaddo.

Qeexid Xigta

Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuugo oo kali ah:
  • Dadweynaha deeganka Garas Tuugo oo gaari Ural ah saakay ku qarxay ayaa sheegay inay arkeyeen meydadka iyo dhaawacyada ciidamada Ethiopian oo laga soo dajinayay gaariga qarxay.
  • Taliyaha ayaa waxa uu intaas ku daray in Ciidmadaas ay san eheyn Ciidamo dhibaato ka waday halkaasi,laguna tilmaami karin tuugo,waxaa kale oo uu intaas ku daray in aysan jirin ilaa hada Cid ugu timid dhibaatada loo geystay Askartiisa.