Qeexid

"ld tuugsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuugsad oo kali ah:
  • Ghulam, wuxuu sheegay in qoxootiga oo isugu jira rag, dumar caruur iyo waayeel ay qaarkood noloshooda si dhibaato badan ku dabaraan, wuxuuna sheegay inay ka tuugsadaan gudaha magaalada Muqdisho.