Qeexid

"ld tuur1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuul oo kali ah:
  • Qaar ka tirsan beelaha ku dagaalamay tuulada Coomaan ayaa soo dhaweeyay xabad joojintaan ay dhex dhigeen odoyaasha iyo waxgaradka gobalka Hiiraan.
  • Dadka tuulada Yeed ayaa sheegay in culeys xoogan la saaray ciidamada Ethiopia iyo kuwa Somalia intii uu shirku socday, waxaana xalay la xiray dhamaan ganacsiga iyadoo socodka dadka la hakiyay.