Qeexid
"Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub)."
[-saday, -satay]
tuuqs aday
tuuqs atay
f.g3"Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub)."
Wadaag:
Quwaax la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Habuuq gurasho. ld haquuqso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Indho, in yar isku qabasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax gacanta ku gamid.
(f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax jilicsan oo afka laga buuxsaday calalin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax jilicsan oo diismaya calaacasha iyo faraha ku dhuujin si dheecaan iwm looga keeno.
Ooga bugta ama daallan daliigid ama rixid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: