Qeexid
"Wax tuuryo isdaba joog ah la dhicid."
[-yeeyay, -yaysay]
tuurye eeyay
tuurye aysay
f.g2"Wax tuuryo isdaba joog ah la dhicid."
Wadaag:
(f.g) Wax gacanta ku gamid.
(f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada.
Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul1.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax meel isugu geysasho.
(f.mg) Wax meel isugu imaasho.
Timaha tuurid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Kurus.
Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
m.dh
Wadaag:
Wax gacanta lagu gamay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax meel la tuuray ahaansho. ld tuulan.
f.mg4
-rnaa, -rtay
Wadaag:
Wax meel la tuuray ahaansho. ld tuulan.
f.mg4
-rnaa, -rtay
Wadaag:
Cid si wada jir ah wax u yeelid
Si degdeg ah u socosho (qof)
f.g2
-teeyay, -teysay
Wadaag:
Qori yar oo af fiiqan leh oo hasha irmaan sanka looga mudo si ilmo loogu sidko.
Qori yar ooo af fiiqan leh oo timaha lagu tuuro.
m.l
Wadaag: