Qeexid
"Cid si wada jir ah wax u yeelid"
Qeexid Xigta
Si degdeg ah u socosho (qof)
[-teeyay, -teysay]
tuute eeyay
tuute eysay
f.g2"Cid si wada jir ah wax u yeelid"
Si degdeg ah u socosho (qof)
Wadaag:
(-ullo, m.dh) Qori shiishka lagu barto oo xabbado af fiiqan dabadana bul ku leh ay ka dhacaan.
m.l
Wadaag:
Wax tuuryo isdaba joog ah la dhicid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
(f.g) Wax gacanta ku gamid.
(f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel dhoobid.
Xoolo badan meel marid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada.
Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul1.
m.l
Wadaag:
Kurus.
Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax meel isugu geysasho.
(f.mg) Wax meel isugu imaasho.
Timaha tuurid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Hal la rabo in la ogaado in ay rimantahay foori ugu yeerid.
Laf heen ka bixin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: