Qeexid

"Tirsi loo adeegsado cayaarta delebka."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuux oo kali ah:
  • Guulaha waawayn ee islamku gaadhay Fatuuxal Xabashana tilmaamyo, waa wax inoogu filan faan iyo awood aynu lahayn waayo hore, wakhtiganse aan muuqan, maqnaanshaheedana la tabayo, marka ay islaanimo noqoto waa wax inoo wada kaydsan oo inoo yaalli doono.
  • Fatuuxal Xabasha: Gorfeyn Buug Mahadha reebka sooyaalka taariikhda Soomaaliyeed waxa uu sugayaa in dagaaladu waligeedba soo jirtay, haba kala darnaadeene sida ay Soomaalidu wakhtiyadaas ugu dagaalami jirtay Geela, Fardaha, Gabdhaha iyo Tolnimada.