Qeexid

"u2 h (nax.) Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa: a) qurub la xiriira jiho la aado. Tus. “Halkaa u orod!”; b) qurub la xiriira qofka loo aado. Tus. “Cali baan u tagay”; c) qurub la xiriira qof ama shay daraaddiis wax loo sameeyo. Tus. “Naagta aqal u dhis!”; d) qurub la xiriira habka ama sababta wax loo sameeyo. Tus. “Si wanaagsan u samee!”, “Maxaad u soo iibsatay?”; e) ugu: qurubyo lagu cabbiro kalasarraynta. Tus. “Wiilasha asaga ayaa ugu wanaagsan”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga u2 oo kali ah:
  • H-6D iyo TU-22 iyo noocyada kale ee kala ah Miraage F-1Eqs, Su20s, Su22s, Su24 iyo Su.
  • Dadka ka soo qeyb galey xafladdan waxay isugu jireen dad caan ah iyo mari shar kale, waxaana ka mid ahaa wadaadka weyn ee shaqada ka fadhiisay, Desmond Tutu iyo John Cusack oo ah jilaa weyn oo Mareykan ah, iyo koox muusiga garaacda oo la yidhaahdo U2.