Qeexid
"(bot.) Dhirta ubaxa leh. Ubaxleydu waa muuqaallada dhirta shiiqisa ee maanta. Waxa laga helaa dhismayaasha ugu sareeya boqortooyada dhirta, taas oo u suurto gelisa inay ku noolaadaan sabooyin kala duwan."

Wadaag:
Qaybaha geedka qayb ka mid ah oo xubnaha dhalidda iyo abuurku soo maraan; waa caleemo midabyo badan oo qurxoon; xay; man.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Ubax dhalid (geed). ld ubxow.
f.mg1
Wadaag:
(-xo, m.dh) (bot.) Qaybta dheddigga ee ubaxa, taas oo ka kooban hal kaarbale, ama koox kaarbale ah.
m.dh
Wadaag:
Ubax yeelasho (geed). ld ubxayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg ubaxayso. ld ubaxaysad, ubaxaysi, ubxaysad, ubxaysasho, ubxaysi
m.f.dh
Wadaag: