Qeexid

"Weel badanaa argeeg ka samaysan oo sal ballaaran iyo qoor dhuuban oo weesada lagu shubto."

Qeexid Xigta

Quluc.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ubbo oo kali ah:
  • Barre muddo dheer ku haminayay inuu dib u qabsado gobollada Jubbooyinka si uu uga taliyo, iyadoo aan la ogeyn wuxuu mowqifkiisa ka bedeli doono xariga ay u geysteen ciidamada dalka Ethiopia oo xiriir uu kala dhexeeyo DFKMG ah.
  • Afhayeenka DF Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa u sheegay saxafadda Muqdisho kaddib shirkii ay golaha wasiirru yeesheen in Gobollada Baanadir iyo Jubbooyinka ay noqon doonaan kuwa ugu horreeyay ee shacabkoodu ay soo doortaan cidda maamulkooda qabanaysa.