Qeexid

"Awr qooqan, ubur afka ka keenid. ld aburi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga uburi oo kali ah:
  • Been, Boob, Beec iyo Xoog: Dhaqanka dawlad-buruburinta Cabduraxman M.Cabdullahi (baadiyow) Siyaaso waa been, waa boob, waa beec iyo xoog, sidaas ayey ugu sawirantahay fahamka inta badan dadka Somaaliyeed.
  • Jahbadihii xanaaq beeleedka oo buruburiyay dawladnimada 1991, waxey dhaqan ka dhigteen, tusalana u ahaa madaxdii ka horeysay.