Qeexid
"Wax ur la jecleysto leh ahaansho."
[-naa, -nayd]
udgoon2 aa
udgoon2 ayd
f.mg4"Wax ur la jecleysto leh ahaansho."
Wadaag:
Ur la jeclaysto oo carfoon.
Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
m.l
Wadaag:
Wax caraf u yeelid. ld udgoonee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: