"ld udgoonsasho."
Wadaag:
Udgoon isku shubid.
f.mg3
-saday, -satay
eeg udgoonso. ld udgoonsad.
m.f.dh
Ur la jeclaysto oo carfoon.
Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug.
m.l
Wax ur la jecleysto leh ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
ld udgi.
f.g2
-neeyay, -neysay
ld udgoonaansho.
ld udgin.
m.dh
ld qoonsasho.
ld aqoonsasho.
/dh ld udgoonaan.
ld addoonsasho.
ld guddoonsasho.
ld uunsasho.