Qeexid
"Wax caraf la jeclaysto yeelasho."
[-dgay, -dugtay]
udug2 gay
udug2 ugtay
f.mg1"Wax caraf la jeclaysto yeelasho."
Wadaag:
Ur la jecleysto.
Wax ur la jecleysto leh oo la shito ama lays mariyo.
m.l
Wadaag:
Tiir xooggan, farraarro leh oo dhismaha aqal soomaaliga lagu adkeeyo.
Tiirar badan oo meel wada yaal.
Summad geela lagu dhigo, qaab udub kor u jeeda ah leh oo meelo kala duwan looga dhigo; kabaal. 4. Dhigo.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (baay) Halbeegga salka nolosha ee maatar iyo tamarina ka soo uunmaan, ku beddelmaan, ku kaydsaman, kuna isticmaal galaan. Unug kastaa wuxuu ka koobanyahay walxo cufan oo borotiin ah (borotobalaasam), kuwaas oo u meesiyoobey walax xab oo kale ah (saytobalaasam) iyo bu', kaas oo ay ku jirto DNA.
m.l
Wadaag: