Qeexid
ld udullubin.
ld udullubin.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley jirran si tartiib ah u wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg udullub2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg udullubi. ld udullubis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Socod cagajiid ah oo ay sameeyaan dad jirro, caro iwm hayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]