Qeexid
"Neef yar (siiba nayl) oo caato ah."
Qeexid Xigta
Cunug yar oo caato ah.
"Neef yar (siiba nayl) oo caato ah."
Cunug yar oo caato ah.
Wadaag:
Tiir xooggan, farraarro leh oo dhismaha aqal soomaaliga lagu adkeeyo.
Tiirar badan oo meel wada yaal.
Summad geela lagu dhigo, qaab udub kor u jeeda ah leh oo meelo kala duwan looga dhigo; kabaal. 4. Dhigo.
m.l
Wadaag: