"(-ooyin, m.l) Dabaysha roobka ka soo horreysa."
Wadaag:
Ka siqasho; ka yaqyaqsasho.
Ka u.: wax ka tanaasulid ama ka fogaansho.
f.mg3
-ooday, -ootay
eeg ufoo.
m.f.l
Wax kasta intiisa liidata.
m.dh
Faddare; qurun.
Eray la dhaho kolka ur qurmuun la dareemo.
e.d