Qeexid
"Ugaar doonasho. ld ugaaro."
[-saday, -satay]
ugaars aday
ugaars atay
f.g3"Ugaar doonasho. ld ugaaro."
Wadaag:
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
m.dh.u
Wadaag:
Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Ka aa.: cid, cidkale oo waxyeello u geysatay ka gudasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Caano faar u yeelasho.
Caano faar ka gurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: