Qeexid
"Qof ugaas (is)ka dhigid."
[-seeyay, -seysay]
ugaase eeyay
ugaase eysay
f.g2"Qof ugaas (is)ka dhigid."
Wadaag:
Dabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Ka j.: fal xun oo qof sameeyey ku ciqaabid.
f.mg2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
m.dh.u
Wadaag:
Ugaar dilasho (qof). ld ugaarso.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.
f.g2
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Weel wax dab lagu qallajiyey ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: