ld ugbaansho.
Wadaag:
Dhir roob ku da'ay oo baxday oo aan cidi daaqin.
Dhul weli ugub ah.
m.l
/dh ld ugbaan.
Qof ugbaad doonasho.
f.mg3
-saday, -satay
ld ugbaadsasho.
eeg ugax1.
m.dh.w
eeg ugan. ld ugnaansho.
m.f.dh
eeg ugbaadso. ld ugbaadsi.
Weel wax dab lagu qallajiyey ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd