Qeexid
"ugu hooseeye1 m.l Qiimaha ugu yar ama ugu hooseeya."
"ugu hooseeye1 m.l Qiimaha ugu yar ama ugu hooseeya."
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Sabuul meseggo, oo qaaday cudur ama biyo la'aan heshay awgeed, oo aan yeelan badar fiican.
m.l
Wadaag:
Dhul dihin oo aan weli laga xoojin; cusayb.
Naflay dheddig oo aan weli curan.
m.l.kh
Wadaag:
Shimbir yar oo midabkeeda bey ah oo dhulka uun ku socota.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Bar ku taalla garaaf fansaar taas oo leh qiimaha ugu hooseeya ee ku dhex jira gaalis. Haddii fansaarku yahay xood si joogta ah isu haysta, u hooseeyaha fansaarku waa bar noqod; taas oo ah tiirada taabtaha marka loo eego xoodka ay si joogto ah isaga beddesho min togane ilaa tabane iyada oo maraysa eber.
m.l
Wadaag: