Qeexid

"Dhul dihin oo aan weli laga xoojin; cusayb."

Qeexid Xigta

Naflay dheddig oo aan weli curan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ugub oo kali ah:
  • Bulshada Somaliland waxaan leeyahay arrinkan ugubka ah ee aan hore inoo soo marin halaga hadlo, haddii kale berri ma maalin waa wax idin sugaya.
  • Maxaana Keenay? aaha arrin ugub ah in ismaandhaaf ka dhex aloosmo shakhsiyaad, bulsho ama dawladba, iyagoo dareemaya in ay kala leeyihiin danno iska hor imanaya, ama aan is-waafiqin danahaasi oo qolo waliba ama qof waliba doonayo in aanay lumin.