Qeexid
"Liin, bambeelmo."
"Liin, bambeelmo."
Wadaag:
(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Sabuul meseggo, oo qaaday cudur ama biyo la'aan heshay awgeed, oo aan yeelan badar fiican.
m.l
Wadaag:
Xarig badan oo dhumuc weyn leh oo laga sameeyay xaskusha, boocda iwm.
m.l
Wadaag:
Shimbir yar oo midabkeeda bey ah oo dhulka uun ku socota.
m.dh
Wadaag:
Dhul dihin oo aan weli laga xoojin; cusayb.
Naflay dheddig oo aan weli curan.
m.l.kh
Wadaag: