Qeexid
"Sida neef caato ah oo biyo ka dhergey uu u socdo, u socosho."
[-iyay, -isay]
ulaax yay
ulaax say
f.mg2"Sida neef caato ah oo biyo ka dhergey uu u socdo, u socosho."
Wadaag:
Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho.
Biyo calowsan muddo dhigid si gufarku uga fariisto.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Mawjadaha badda ka soo butaaca oo xeebta soo gaara halka ay ka noqdaan.
Biyo badeed oo ciidda xeebta galgalanaya iyagoo xumbaynaya.
m.l
Wadaag:
Bur, badar iwm khamiirin.
ld faafi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Candho xoolaad caano ku baajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: