Qeexid
ld ujeeddo.
ld ujeeddo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Macnaha looga danleeyahay hadal, fal, hadaf iwm.
Qeexid Xigta: Dulucda qoraal rasmi ah ama dood. ld ulajeeddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Haweeneyda aabaha la dhalatay.
Qeexid Xigta: Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.
Qeexid Kale: U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Faras la fuushanyahay oo aan koore saarnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]