Qeexid
"ld ultan2."
[-amay, -antay]
ulootan2 may
ulootan2 ntay
f.mg1"ld ultan2."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka badan cayaar ulo yaryar laysla dhacayo ku tartamid. ld ulootan2.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wiil iyo gabar cayaar (kaftan) isaga horimaansho.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaarta godadowga ciyaarid.
f.g1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) La x.: cid arrin kala garramid.
f.mg1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Qof, qof kale la legdamid.
f.mg1
Wadaag: