Qeexid

"Geeri, mawd, dhimasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga umaad oo kali ah:
  • Madaxweyne Shariif ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay sida loo bahdilay duubabka dhaqanka oo talada wax ka goyn, jiray waxaana uu cadeeyay in loo baahan yahay in Odayaasha dhaqanka ay midoobaan wacyi gelina u sameeyaan bulshada.
  • Ardaydu waxay ku tartameen duruusta bartaan iyagoo isdhaafsaday macluumaad kala duwan isla markaasna kooxdii badisa ayaa waxa la siinayay koob loogu talo galay in lagu dhiiri galiyo ardayda.