Qeexid
"Maal aruursasho."
[-day, -dday]
umaamad ay
umaamad day
f.g1"Maal aruursasho."
Wadaag:
Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-do m.l) Maro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madaxa ku duubto. ld cumaamad.
m.dh
Wadaag:
Dad meel wada deggan oo dhaqan iyo dhaqaale wadaag ah.
Dad.
m.dh
Wadaag:
Cayaar shaxda u eg oo lagu dulcayaaro loox afar gees ah oo leh cadad midabaysan.
m.dh
Wadaag:
Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Dedidda wax la qarinayo wax kale lagu dedo.
ld gamaamadid. ld gamaamud1.
m.l
Wadaag: